Waxa aan ku faraxsannahay in aan kugu casuunno kulan fogaan arag ah oo ku saabsan 'Taariikhda Muusigga Funky-ga ee Soomaalida' kaas oo uu soo jeedin doono mudane Ali Naji Naji oo ah xeeldheere arrimaha fanka, suugaanta iyo warbaahinta, waxaana doorka xiriirinta lahaan doona haddii uu alle idmo suxufi sare Osman Hassan oo ka tirsan BBC..
Faahfaahinta Webinar-ka:
📅 Taariikh: 18 Augus 2025
🕔 Waqti: 08:00 pm xilliga Geeska Soomaalida!
📍 Goob: Online (Google Meet)
🔗 Iska diiwaangeli lingaxa hoose
https://forms.gle/tLpThAx8c8VXKcVV9
****
We are pleased to invite you our upcoming webinar on "The History of Somali Funky Music", presented by Mr. Ali Naji, a leading expert in the fields of arts, literature, and media. The session will be moderated by Mr. Osman Hassan, senior journalist at BBC Somali.
This webinar will explore the roots, evolution, and cultural impact of Somali funky music, offering valuable insights for artists, researchers, and music enthusiasts alike.
Details
📅 Date: August 18, 2025
🕗 Time: 08:00 PM (Horn of Africa Time)
📍 Venue: Online via Google Meet
🔗 Register here:
https://forms.gle/tLpThAx8c8VXKcVV9
Also check out other Workshops in Muqdisho, Virtual events in Muqdisho, Arts events in Muqdisho.