2.5 hours
DoubleTree Suites by Hilton Hotel Seattle Airport - Southcenter
Free Tickets Available
Thu, 13 Nov, 2025 at 06:00 pm to 08:30 pm (GMT-08:00)
DoubleTree Suites by Hilton Hotel Seattle Airport - Southcenter
16500 Southcenter Parkway, Seattle, United States
Madasha Sharci-dejinta Naafooyinka & Daahitaannada Korriimeed ee King County waa fursad wax looga barto arrimaha muhiimka u ah bulshooyinkeenna.
· 6:00 – 7:00 fiidnimo: Albaabadu way furmi; kafee, shaah, & buskudyo diyaar ah
· 6:15 – 6:45 fiidnimo: Waqtiga xiriirka lala yeesho xildhibaannada oo ikhtiyaari ah
· 7:00 – 8:30 fiidnimo: Madasha
Haddii aad qorsheynayso inaad ka qeybqaadato inta lagu jiro waqtiga xiriirka 6:15 - 6:45 fiidnimo ee lala yeesho masuulkaaga la doortay, fadlan diyaar la ahow inaad ku wadaagto degmada baarlamaankaaga foomka isdiiwaangelinta. Haddii aadan aqoon degmadaada, waxaad ka fiirin kartaa halkaan: https://app.leg.wa.gov/districtfinder/
Fadlan isticmaal foomka isdiiwaangelinta si aad u codsato turjumaan.
Sannadkan, waxaan diiradda saareynaa sidii aan u abuuri lahayn waayo-aragnimada ugu wanaagsan ee suurtogalka ah kuwa ka qaybgalaya shakhsi ahaan. In kasta oo aanan bixin doonin qulqulka tooska ah, waxaanu duubi doonaa dhacdada oo samayn doonaa duubis la heli karo ka dib, si qof kastaa wali ugu raaxaysan karo oo ula wadaago dhacdada.
Waan jecelnahay caruurta iyo qoysaska in ay joogaan madasheenna! Joogitaankaaga iyo codkaaga waa waxa ka dhiga madasheenna dhacdo macno leh! Sidookale waxaan ognahay meesha qolka weyn in ay noqon karto mid cabsigelisa dadka qaar. Haddii taas run kuu tahay adiga ama kuwa aad jeceshahay, waxaad ku casumantahay inaad timaado Qolka Qoyska si aad u daawato madasha.
Ma u baahan tahay inaad ka yara baxdo dhacdada? Qaado dhawr daqiiqo oo ku nasato Qolka Shanqarta yar. Qolka Shanqarta yar wuxuu leeyahay nalal iftiin la dhimay, kuraas-raaxo, iyo kursiyo. Shanqarta meesha ugu yar baa lagu xadiday. Ma awoodi doontid inaad aragto ama maqasho madasha, laakiin waad ku soo laaban kartaa fanka markii aad enerji-qaadato!
Are you a Congressmember, Washington State Legislator, King County Councilmember, or their legislative aide? Please bypass this form and instead RSVP directly to Executive Assistant Alyssa Ramseur, 206-263-9619 or YXJhbXNldXIgfCBraW5nY291bnR5ICEgZ292
Also check out other Business events in Seattle.
Tickets for Soomaali: 2026 King County I/DD & Delays Legislative Forum can be booked here.
Ticket type | Ticket price |
---|---|
Gudaha Tukwila Doubletree Suites | Free |